Channel Avatar

Nolosha Cusub @UCN9hZ6zhs7UN93pxrJUiDow@youtube.com

3.1K subscribers - no pronouns :c

Markuu qofku Masiixi noqdo wuxuu helayaa nolol cusub, isagu


About

Markuu qofku Masiixi noqdo wuxuu helayaa nolol cusub, isagu waa cunnuggii Ilaah. “Sidaas daraaddeed haddii qof Masiix ku jiro waa abuur cusub, oo waxyaalihii hore way idlaadeen, bal eega, wax waliba way cusboonaadeene” 2 Korintos 5:17. noloshacusub.com/kitaabka-quduuska-ah/axdiga-cusub…

Annagu mar haddii aanu nahay Masiixiyiin Soomaaliyeed, xalka ugu dhow waa Injiilka Ciise Masiix, waa War Wanaagsan oo bishaaro u ah dadka oo dhan, taasoo ah in Eebbe inaga bixiyay qiimihii dembiyadeenna diyaarna inoola yahay nolosha daa’imka ah ee boqortooyadiisa. Markaasa nabad ay dhalan kartaa xiriirka aadmiga iyo Ilaah, weliba aadmiga dhexdooda.

Adoo mahadsan, farriin noogu dhaaf. Wixii aad noo soo gudbisaan waannu xafideyna, dad ka baxsan bahda Nolosha Cusub looma gudbinayo. Is maqal dambe wanaagsan oo xiiso leh!
Miiska isku wada-xidhiidhka u qaabilsan Nolosha Cusub
noloshacusub@gmail.com
www.facebook.com/BishaaroWeyn/