Channel Avatar

Elmi Ware Media @UC6xHCBbiD7KAPCJrjYga3Qg@youtube.com

73K subscribers - no pronouns :c

Kala Soco Channelka Elmi Ware Media Wararkii Ugu Danbeeyay e


12:12
Waxaan Wareystay Dhalinyaro Soomaali Ah Oo APP Ay Dadka Dalban Karaan Ka Hir Galiyay Minnesota.DAAWO
10:59
Haweeneey Soomaali Ah Oo Shalay Ku Marqaati Furtay Eedeeysanayaasha Maxkamadu uga Socoto Minneapolis
10:53
TRUMP Iyo ELON MUSK Oo Sheegay Inay Lacag Siinayaan Shacabka Mareykanka..DAAWO..
12:32
Eedeysanayaasha Maxkamada uga Socota Minneapolis Oo Lagu Eedeeyay inay Marqaatiyaal u Hanjabeen.
09:42
Maamulka TRUMP Oo Shaqada Ka Ceyriyay Garsoorayaal Dhinaca Immigration-ka Ah..DAAWO..
25:14
WAREYSI.Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Ku Xiran SACUUDIGA Oo La Bilaabay in Xukun Dil Ah Lagu Fuliyo.DAWO
09:25
Todobaadkii Koobaad Ee Maxkamadeynta AIMEE BOCK Iyo SALIM SACIID Oo Shalay Soo Idlaatay.DAAWO.
09:14
WAREYSI,Laba Wiil Oo Soomaali Ah Oo Wadanka Sharci Darro Ku Joogay Oo La Xiray,Lana La,yahay.DAAWO.
12:12
Hooyo Soomaali Ah Iyo Nin Cadaan Ah Oo Shalay Ku Marqaati Furay Haweeneeydii AIMEE BOCK .DAAWO.
10:12
Maxkamadeynta AIMEE BOCK Iyo Wiil Soomaali Ah Oo Maalintii Labaad Ka Socota Minneapolis.DAAWO.
12:04
Group 5Update,Iyo Garsoore Maamulka TRUMP Ka Hor Istaagay Helidda Xogta Wasaaradda Maaliyadda.DAAWO.
10:15
Soomaali Kale Oo Dambigooda Qirtay,Iyo ICE Oo Hada Kadib Dadka Ku Xiri Karo Xabsiyada Federaalka Ah.
13:55
TRUMP Oo Aargoosi Bilaabay,Iyo ELON MUSK Oo Wasaaradihii Dowlada Federaalka Dhex Galay.DAAWO.
08:32
COLUMBUS OHIO Dhisme Soomaali Badan Ka Shaqeyso Oo Xalay Dad Lagu Dilay Kuwa Kalana Lagu Dhaawacay.
10:01
Ciidamada ICE Oo Shaaciyay Tirada Soo Galootiga La Masaafuriyay Labadii Todobaad Ee La Soo Dhaafay.
15:27
DONALD TRUMP Oo La Kulmay NATANYAHU,Isagoo Sheegay In Mareykanka Uu La Wareegayo GAZA.DAAWO.
12:36
Ciidamada ICE Oo Sheegay Inay Shuruud Ku Sii Daayeen Qaar Ka Mid Ah Soo Galootigii Ay Soo Qabqabteen
11:21
ILHAN OMAR Oo Sheegtay In TRUMP uu Ka Dhabeeyay Hadalkiisii Ahaa In Uu Kaligii Taliye Noqon Doono.
14:14
Halkuu Marayaa Howgalka Maamulka TRUMP Ay Ku Soo Qabqabanyaan Soo Galootiga Sharci La,aanta Ah?DAAWO
10:09
Haweeneeydii Soomaalida Siisay Lacagtii $250 Milyan Aheyd Oo Bari Maxkamad u Bilaabaneyso.DAAWO
11:51
Minnesota Wiilal Soomaali Ah Oo La Soo Xiray,Kadib Markii Ay Iskuul Ku Weerareen Wiil Kale.DAAWO.
09:42
Xildhibaanada Dimoquraadiga Oo Todobadkii Sedaxaad Aan Iman Kalfadhiga Aqalka Minnesota.DAAWO.
10:34
Qofna Kama Badbaadin Labadii Diyaarad Ee Xalay Iskula Dhacay Garoonka REAGAN Ee Caasimada DC.DAAWO.
12:44
DONALD TRUMP Oo Saxiixay Sharci Halis Ku Ah Soo Galootiga Sharci La,aanta Ah.DAAWO.
10:09
Maxay Yihiin Kaalmooyinka Kala Duwan Ee La Siin Jiray Gobolada Mareykanka Ee TRUMP uu Joojiyay?.
09:27
Howlgalka Ay Ciidamada ICE Ku Soo Uruurinayaan Soo Galootiga Sharci La,aanta Ah Oo Sii Balaaranya.
10:35
Todobaad Kadib Dhaarintii TRUMP Imisa Soo Galootiga Sharci La,aan Ayaa La Soo Qabtay?.DAAWO..
17:33
WAREYSI.Waxaan Wareystay Wiil Soomaali Ah Oo Ay Xireen Ciidamada ICE,Kadibna La Soo Daayay.DAAWO.
15:10
Mid Ka Mid Ah Soomaalidii Lagu Helay Danbiga Lacagtii Feeding Our Future Oo Shalay La Xukumay.DAAWO.
10:39
TOM HOMAN Waxa Uu Maanta Yiri Hadii Aad Wadanka Sharci Darro Ku Joogto Iska Bax...DAAWO..
10:24
Maamulka TRUMP Oo Shaaciyay Ilaa Dadka Ay Soo Qabteen,Waxana Ay Bilaabeen Masaafurin.DAAWO.
11:49
Group 5 Update..Maxaan Kala Soo Kulmay Kulankii Aan Shalay Ka Qeyb Galay..DAAWO.
11:02
Waxaan Wareystay Qaar Ka Mid Ah Dadkii Qaxootiga Iyo Group 5 Lagu Soo Qaadi Lahaa Ee La Joojiyay.
10:13
Dadkii Qaxootiga Ee u Soo Safri Lahaa Mareykanka Oo Dhammaan Tikidhadoodii La Kansalay.DAAWO.
09:04
DONALD TRUMP Oo Joojiyay Ilaa Amar Danbe Group 5 Iyo Wax Kasta Oo Qaxooti La Xiriira.DAAWO.
16:16
DONALD TRUMP Oo Saxiixay Ku Dhawaad 50 Wareegto,Hadaba Maxaa Ka Mid Ah Wareegtooyinkas.DAAWO.
14:04
TRUMP Oo Maanta Loo Dhaariyay Xilka Madaxtinimada Mareykanka,Maxuu Ka Yiri Xadka Iyo Masaafurinta.
10:09
TIK TOK Oo Hawada Dib ugu Soo Laabtay,Kadib Markii TRUMP uu Qoraal Ku Bartiisa TRUTH SOCIAL.DAAWO.
11:50
DONALD TRUMP Oo Isniinta La Dhaarinayo,Hadaba Goorma Ayuu Bilaabayaa Masaafurinta.DAAWO.
10:44
Maxkamadda Sare Oo Dowlada Ku Raacday In TIK TOK Laga Mamnuuco Mareykanka..DAAWO.
09:48
Gobolada IOWA Iyo INDIANA Oo Rabo In Degmooyin Ay Kala Wareegaan Gobolada MINNESOTA Iyo ILLINOIS.
12:18
Muranka u Dhexeeya Labada Xisbi Ee Gobolka Minnesota Oo Gaaray Maxkamadda Sare,Iyo Warbixinno Kale.
11:32
IRS Oo Shaacisay Xiliga Ay Bilaabaneyso Xareeynta Canshuur Celinta (Tax Return-ka )..DAAWO..
11:26
Dababka Ka Holcaya Magaalada LOS ANGELES Oo Qaarkood Ay Sii Fidayaan Lana Xakameyn La,yahay.DAAWO.
08:43
Sharci Halis Ku Ah Soo Galootiga Sharci Darada Ah Oo uu Ansaxiyay Congress-ka Mareykanka..DAAWO.
11:12
Group 5Update,DONALD TRUMP Oo Maanta La Xukumay,TIK TOK Miyaa Laga Mamnuucayaa Mareykanka?.DAAWO.
11:12
Dabab Xoogan Oo Ka Holcaya Magaalada LOS ANGELES Oo Sababay Qasaare Nafeed Iyo Mid Hantiyeed..DAAWO.
12:35
WAREYSI.Sanadkan Minnesota Canshuurta Gobolka Iyo Midda Kirada Hal Mar Ayaa La Wada Xareynayaa.DAAWO
16:18
Madaxa Shirkadda FACEBOOK Oo Ku Dhawaaqay Isbedello Oo Lagu Sameynayo Baraha Bulshada Ee META.DAAWO.
09:56
Khilaaf La Xiriira Hogaanka Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Minnesota Oo Dhex Taagan Labada Xisbi.DAAWO
13:57
F.B.I Oo Faahfaahisay Qaabkii Shamsudiin Jabbar u Fuliyay Weerarkii NEW ORLEANS..DAAWO.
13:42
Gudoomiyaha Gobolka Minnesota TIM WALZ Oo Saxiixay Wareegto Lagula Dagaalamayo Musuqmaasuqa..DAAWO.
12:18
TRUMP Oo Jimcaha La Xukumayo,Iyo Sababta Hotelka TRUMP uu Ninka Isugu Hor Qarxiyay Oo La Ogaaday.
10:05
Aqalka Wakiilada Ee Congress-ka Oo Maanta Mar Labaad Dib Afhayeen ugu Doortay MIKE JOHNSON.DAAWO.
10:08
Aqalka Wakiilada Maanta Dib u Soo Laabtay Xili uu Muran Ka Taaganyahay Doorashada Afhayeenka Cusub.
11:22
Warar Ka Soo Baxaya Baaritaanka Labadii Dhacdo Ee Ka Kala Dhacay New Orleans Iyo Las Vegas.DAAWO.
10:23
Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxeysa Weeraradii Ka Kala Dhacday NEW ORLEANS Iyo LAS VEGAS.DAAWO.
12:02
Nin 10 Qof Ku Dilay Magaalada NEW ORLEANS Iyo Hotel TRUMP uu Ku Leeyahay LAS VEGAS Oo La Qarxiyay.
13:44
Maxay Yihiin Sharciyada Cusub Ee Sanadka Cusub Ka Dhaqan Galaya Qaar Ka Mid Ah Gobolada Mareykanka?.
10:23
Xiliga La Aasayo M/weynihii Hore Ee JIMMY CARTER Oo Shalay Geeriyooday Ayaa La Shaaciyay.DAAWO.