Channel Avatar

Baraarug Media @UC5zXzQin4cEwcO6B08RKq0w@youtube.com

263K subscribers - no pronouns :c

Warbaahinta Baraarug Media waa warbaahin islaami ah oo si mu


About

Warbaahinta Baraarug Media waa warbaahin islaami ah oo si mutadawacnimo ah ugu adeegta guud ahaan umadda ku hadasha Af-Soomaaliga. Baraarug Media waxa ay si joogta ah u soo gudbisaa Quraan, Duruus, Muxaadarooyin Iyo Barnaamijyo Diini oo ay soo jeedinayaan Culimada Soomaalidu meel kasta oo ay Dunida ka joogaan inta aanu awoodno.

Howlaha Baraarug Media kuma koobna oo kaliya Youtube, laakiin waxa facebook ku leenahay Page Iyo Website-ka Baraarug.net oo isagana laga helayo dhamaan Quraan, Duruus Iyo Muxaadarooyin Dhegeysi ah, kaas oo aan Illaahay mahadii aanu ku guulaysanay wakhti dheer ka dib in aanu dib u habayn balaadhan ku samayno website Baraarug.net, yeelatana Baraarug Media Apps U Gaar Ah.

Howlaha Warbaahinta Baraarug Media waxaa socodsiiya dad mutadawiciin ah oo waqtigooda, hantidooda iyo xoogooda u bixiya Allah dartiis.

Abdifatah Hassan Hargeisa
Mobile:+ 25263-4426636
Email: info@baraarug.net or baraarugm@gmail.com
Website: www.baraarug.net